Farmaajo oo dalka ku soo laabtay ka dib safaradii Addis Ababa & Nairobi

Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib safarro uu ku tagay magaalooyinka Addis Ababa iyo Nairobi. Wadahadalladii Magaalada Addis Ababa ku dhaxmaray Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayaa waxay isla garteen soo celinta iyo xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Kenya in muhiim u tahay guud ahaan gobolka. Farmaajo … Continue reading Farmaajo oo dalka ku soo laabtay ka dib safaradii Addis Ababa & Nairobi